WAJAALE NEWS

Madaxweynaha JSL Oo Qaabiley Haweenkii Ka Qayb Qaatey Tartankii Doorashooyinka Ee Wakiiladda Iyo Deegaanka!

HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynaha jsl ayaa maanta qasriga madaxtooyada ku qaabiley qaarkamid ah haweenkii ka qaybgalay tartankii doorashada golaha wakiilada iyo deegaanka ee aan nasiib uhelin ay soo baxan.

Kulan uu madaxwaynuhu haweenka la qaatay ayaa lagaga hadlay guuldaradii kazoo gaadhay haweenka iyo cqabadaha ka horyimid.

Sidoo kale kulan ayaa waxaa madaxwaynaha ku weheliyay prof axmed ismaaciil samater xildhibaan xasan dhuxul iyo wasiirada deegaanka shukgri bandare.

 

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version