HARGAYSA(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse biixi cabdi ayaa Caawa qasriga madaxtooyada Isu-keenay Labadii Musharax ee U Tartamayey Maayarnimada Caasimada Somaliland ee Hargeysa cabdiraxmaan soltelco Oo isagu maanta shaaciyay in uu ka tanaasulay hankiisii maayarnimo Ka Dib Codsigii Madaxweynuhu kaga Dalbaday Maayarkii Hore Inuu Xilka Banneeyo Kana Baxo Tartanka. Iyo xildhibaan cabdikariim axmed mooge oo xisbiyadu mucaaridku isku raaceen in uu utartamo jagada maayarka caasimada hargaysa.
Waxaana goobta madaxwaynuhu iskugu keenay labadan masuul ka hadlay madawayne biixi iyo exmaayarkii hore soltelco iyo xildhibaan cabdikariim axmed mooge oo ka mahad celiyay talaabada uu madaxwaynuhu horseeday
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;