BERBERA(W,N)-Madaxwaynaha dawlad deegaanka somalida itoobiya mustafe muxumed cumer oo maanta kaqybgalay xadhig ka jarka dhisamaha dekeda cusub ee lagu kordhiyay berbera islamarkaana ay maalgalisay dp worlda ayaa ka hadlay faa,iidada ay uleedahay dalka itoobia gaar ahaan deegaanada somalida
Sidoo kale madaxwayne cagjar ayaa bogaadiyay horumarka ay ku talaabsatay somaliland .
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;