WAJAALE NEWS

DAAWO;-Xildhibaan Faratoon Oo Beeniyay Warar Laga Baahiyay oo lagu Sheegay In Uu Geeriyooday!

HARGAYSA(W,N)- Wasiirkii hore ee Arimaha dibada somaliland Hadana ah xildhibaan kusoo baxay mudanayaasha laga soo doortay gobolka sool Ee golaha wakiilada ayaa beeniyay warar been abuur ah oo lagu sheegay in uu dhintay

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version