HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Eng Cabdirisaaq Maxamed Faarax Wiiwa oo kamid xildhibaanada kazoo baxay xisbiga wadani golaha deegaanka hargaysa ayaa Shaaciyay inuu Ka Tanaasulay hankiisii XilkaMaayarnimo ee uu shaaciyey waxaana uu Xildhibaanku Sheegay inuu u Tanaasulay Xil Abdikarim Ahmed Mooge
Sidoo kale Xildhibaan Wiiwaa ayaa Xildhibanada Kale Waxa Uu ugu baaqay inay la Shaqeeyaan Cabdikarin oo ay uga Talansulaan Mayor nimadda Caasimada Hargeysa.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;