WAJAALE NEWS

DAAWO;-Shacabka Caasimada Hargeysa Oo Ka Dareen Celiyay Cida Uu Noqonayo Maayarka Cusub Ee Hargeysa!

HARGAYSA(W,N)-Dadwaynaha ku dhaqan caasimada hargaysa oo rayigooda wax laga waydiiyY Cida noqonaysa maayarka cusub ee caasimada hargaysa

Sidoo kale dadwaynaha ayaa sheegay in hargaysa ay dooratay cidii unoqon lahayd maayar oo ah cabdikariim axmed mooge hadii cidkale lasoo macmalana ay shacabka ka dareen celin doonaan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version