HARGAYSA(W,N)-Masuuliyiinta Sedexda xisbiga uqaabilsan komishanka ee gobolka maroodi jee ayaa ka hadlay qaabka ay kusoo dhamaayeen doorashadii iyo sanaaduuqdii oo soo gaadhay badi xarunta komishanka
Sidoo kale masuliyiinta sedexda xisbiyada ayaa musharixiinta uga digay in bulshada ay usheegaan warar aan la hubin ilaa inta ay komishanku shaacinayaan natiijada
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;