WAJAALE NEWS

DAAWO;-Madaxwaynaha DDSI Iyo Wafti Oo Hogaaminayo Oo Lagu Casuumay Magaalada Gabiley.

GABILEY(W,N)-Madaxwaynaha dawlad deegaanka somalida mstafe muxumed cumar iyo wafti oo hogaaminayo ayaa maanta qado sharaf loogu sameeyay magaalada gabiley.

Waxaana munaasibada casuumada usameeyay maamulka gabiley iyadoo goob joog ay ka ahaayeen wasiiro iyo xildhibaano,

Waftiga madxwaynaha ddsi ayaa maalintii shalay ka qaybgalay munaasibad xadhiga lagaga jaray dekeda berbera ayaa lagu sii sabootiyay magaalada wajaale oo ah magaalo xuduudeedka wajaale oo uu uga sii gudbay dalkiisa.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version