WAJAALE NEWS

Badhasaabka Gobolka Saaxil Oo Ka Hadlay Xaalada Laydhka Iyo Cabashada Bulshada Magaalada Berbera,

BERBERA(W,N)-Badhasaabka gobolka saaxil ayaa ka hadlay xaalada laydhka ee magaalada berbera oo maalmihii udanbeeyay bushada ku dhaqan magaalada beriberi ka cabanayeen laydh la,aan iyo In shirka laydhku cadaadis iyo tacadi ku hayso bulshada qaybaheeda kala duwan

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version