HARGAYSA(W,N)-Musharax Nimco Maxamed cawaale oo kamid Ahayd haweenayda kaliya ee utartantay golaha deegaanka Degmada gabiley balse aan kusoo bixin oo maanta kamid ahayd Haweenkii musharixiinta ahaa ee aan ku guulaysan doorashada Oo madaxwayne biixi ku qaabiley qasriga madaxtooyada ayaa Ka hadashay tartankii ay gashay iyo waxyaabaha ay ka faa,iiday.
Sidoo kale marwo nimco maxamed cawaale ayaa madaxwayaha Somaliland usoo jeedisay in uu ku daro haweenkan golayaasha siyaasada dalka
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;