BERBERA(W,N)-Wasirka Wasaarada qorshaynta Somaliland maayarja magaalada berbera iyo wafti ka socday midowga yurub oo uu hor kacayay wakiilka yurub ee somaliya iyo Somaliland ayaa maanta magaalada berbera ka dhagax dhigay mashaariic horumarineed.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;