HARGAYSA(W,N)-Xoghayaha Guud ee Qaramada midoobay ayaa soo dhaweeyay wakiilka cusub ee midowga Africa usoo magacaabeen arimaha doorashooyinka Somaliland oo khilaafyo culus hadheeyeen in ay dalka ka qabsoonto.
Qoraal kazoo baxay xafiiska xoghayaha qaramada midoobay ayaa lagu soo dhaweeyay magacaabista midowga Africa ay somaliya ugu soo magacaabeen ergayga arimaha doorashooyinka somaliya
Xoghayaha qaramada midoobay ayaa wadamada beesha caalamka iyo dhinacyada siyaasada somaliya ku booriyay in ay la shaqeeyaan ergaygan cusub
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;