WAJAALE NEWS

DAAWO;Muj Axmed Mire Oo Ka Xog Waramay Gudo Galkii Burco Iyo Xaqiiqada Taariikho Madaxwayne Biixi Si Khaldan Usheego!

BURCO(W,N)-Mujaahid axmed mire maxamed oo kamid ahaa saraakiishii hogaaminaysay halgankii dib uxoraynta somaliland ee snm hormuudna ka ahaa gudo galkii burco ee 27may ayaa ka xog waramay halgankii iyo dhacdooyin uu goob joog u ahaa

Sidoo kale muj axmed mire ayaa sixitaan ku sameeyay taariikhda cida hogaaminaysa gudo galkii burco ee isaga iyo axmed saleebaan oo madaxwanbe sheegay in maxamed kaahin ku xigo taasi oo uu u tilmaamay khalad.

Dhanka akle muj axmed mire ayaa markii uhoraysa ka jawaabay eedo aan xaqiiqda waafaqsanayn oo uu kula dul dhaco faysal cali waraabe,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version