WAJAALE NEWS

DAAWO;-Musharax Maxamuud Dhagacade Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Kalabaydh.

KALABAYDH(W,N)-Musharax Maxamuud Maxamed Yuusuf (dhagacade” oo kamid ah musharixiinta golaha deegaanka degmada gabiley ayaa maanta sidiiran loogu soo dhaweeyay magaalada kalabaydh.

Sidoo kale munaasibada lagu soo dhaweeyay musharax maxamuud ayaa waxaa hadalo ka jeediyay waxgarad,haween iy dhaliinyaro kuwaasi oo muujiyay taagerada ay uhayaan,

Dhanka kale  musharax maxamuud maxamed dhagacade oo bulshada reer kalabaydh uga mahad celiyay soo dhawaynta ay ku qaabileen ayaa ugu baaqay in maalinta codbixinta ay codkooda ugu deeqaan isagoo sheegay in uu hadii la doorto ka shaqayn doono danaha deegaanka kalabaydh.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version