TOG WAJAALE(W.N)-Magaalo ganacsiyeedka Tog wajaale ayaa Maanta noqotay magaalada kaliya ee kumanaan kamid shacabka ku dhaqani ay fagaare ku xuseen 30th guurada maalinta qaranimada Somaliland ee 18may.
Waxaana shacabka reer wajaale kala qaybgalay xuska kooxda fanaaniinta xidigaha geeska oo uu horkacayo Abwaaan/musharax xasan dhuxul laabsaalax kuwasi oo heeso kusoo bandhigay fagaarahan halka u abwaankuna jeediyay khudbad dheer oo ku saab halgankii dalka loosoo maray iyo waxyaabaha looga baahan dhalinyarada reer Somaliland
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;