BURCO(W,N)-Col maxamuud jaamac doolaal oo xadhig ay xukuumadu kula kacday kadib dhawaan lasii daayay ayaa maanta sidiiran loogu soo dhaweeyay magaalada burco halkaasi oo ay kaga horyimaadeen boqolaal kamid ah shacabka gobolka togdheer
Sidoo kale col doolaal oo ka hadlay soo dhawynta loo sameeyay ayaa sheegay in aan laga hadhi doonin kuwii xadhiga iyo dheeganda iskugu daray hablo ka gadooday xadhiga doolaal magaalada burco
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;