WAJAALE NEWS

Xildhibaanada Golaha Wakiilada Oo Ansixiyay Masuuliyiin Xukuumada Madaxwayne Biixi Katirsan.

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaanada Golaha wakiilada Somaliland ayaa manta ansixiyay qaarkamid ah masuuliyiinta uu dhawaan madaxwayne biixi magacaabay oo kala wasiiro,wasiirkuxigeenka

Xildhibaana ayaa masuuliyiinta cod ku meel mariyay iyagoo mid mid ugu codeeyay

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version