HARGAYSA(W,N)-Wasaarada isgaadhsiinta iyo technolajiyada ayaa ka noqotay go,aan ay hore ugu joojisay in shirkadaha isgaadhsiinta ay iska taagtaan biraha taawarada
Qoraal maanta kasoo baxay wasaarada isgaadhsinta ayaa lagu fasaxay in shirkaduhu taagan karaan taawaro
HALKAN KAGA BOGO WARKAN KASOO BAXAY WASAARADA ISGAADHSIINTA;