WAJAALE NEWS

“Somaliland Waxa Ay Ka soo Hor jeeddaa Muddo Kordhinta Uu Isku Cumaamaday farmaajo Si La mid Ah Waddamada Beesha Caalamka.

HARGAYSA(W,N)-Xukuumada Somaliland ayaa war kazoo saartay mudo kordhinta madaxwaynaha somaliya loo sameeyay taasi oo ay canbaaraysay islamid ah beesha caalamka uga soo horjeedsatay talaabada uu farmaajo iskugu cumaamaday dalka xili khilaaf siyaasadeed ka taagan yahay

Warsaxafadeed kazoo baxay wasaarada arimaha dibada Somaliland halkan kaga bogo;

Exit mobile version