Siyaasi Cali Guray Oo Saadaaliyay Xildhibaanada Kusoo Bixi Doona Doorashada 31may Iyo Sida Ay Kulmiye Iyo Xisbiyada Mucaaridku Ugu Kala Guulaysanayaan Kuraasida Gobolada!
RAMADAAN KARIIM
SAADAASHA XILDHIBAANADA KU SOO BIXI DOONA DOORASHADA 31ka MAY HADII ALLEH YIDHAA
AWDAL 13 KURSI
Kulmiye 6
Mucaaridka 7
MAROODIJEEX- 20 KURSI
Kulmiye 10
Mucaaridka 10
SAAXIL-10 KURSI
Kulmiye 5
Mucaaridka. 5
TOGDHEER-15 KURSI
Kulmiye. 5
Mucaaridka 10
SOOL. 12 KURSI
Kulmiye 5
Mucaaradka 7
SANAAG. 12 KURSI
Kulmiye 5
Mucaaridka 7
ISUGEYN 82 KURSI
KULMIYE 36 KURSI ~(44.2%)
MUCAARIDKA 46 KURSI ~(55.8%)
Fiiro Gaar Ah
Kuraasida qaarkood waxa laga yaabaa in ay noqdaan jajab oo xisbiba ay wax raacaan markaa ka tirada ugu badani ay raacdo ayaa helaya. Dhinaca kale Gobolada qaarkood musharixiintooda iyo qiyaasta tirada taageerayaashoodu weli hubin ayay u baahan tahay. Markaa Qiyaas-horraadan ugu badnaan qalad +/- (plus/minus) 2 ah in ay ku keeni karto waa suurogal.
Qiyaas dambe waxaynu qaadi doonaa marka ololaha la gaadho in kasta oo laga yaabo in ololuhu aanu noqon sidii hore oo waxay doorashadani ku soo beegantay Ramadaan iyo COVID-19. Ta kale natiijadii tirooyinka rasmiga ah ee codbixiyayaashu kamay soo bixin Komishanka Doorashada. Doorashadii hore ee Madaxtooyada tirada isu diiwaangelisay waxay ahayd 870 000. Kaadhadhka waxa qaatay 704 000. Hadana waxa codeeyay wax ka yar 600 000
Siyaasi cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray)