WAJAALE NEWS

Roobab Lagu Qabowsaday Oo Ka Curtay Deegaanka Gobolka Gabiley

HARGAYSA(W,N)-Raxmaadkii eebe ayaa ka curtay magaalad gabiley kaasi oo bulshadu baahin wayn uqabtay xili ay abaaro iyo biyo la,aan baahsani ka jirtay deeganada miyiga iyo magaalada oo aan sidii hore biyo uhelin.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version