WAJAALE NEWS

Roobab Khasaare Gaystay Oo Ka Da,ay Magaalo Madaxda Ismaamulka Somalida Ee Jig Jiga

JIG JIGA(W,N)-Roobab xoogan oo khasaare hantiyeed gaystay ayaa habeenkii xalay ka degay magaalada jig jiga ee caasimada ismaamulka somalida.

Waxaana khasaaraha ay roobabkani gaysteen ka hadlay qaarkamid ah dadwaynaha ku dhaqan magaalada jig jiga oo ka cabsi qabo in dhibaatooyin kale ugaystaan roobabkii guga oo hada curtay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

 

Exit mobile version