WAJAALE NEWS

Maayarka Caasimada Iyo Xoghayaha Dawlada Hoose Oo Kormeer Ku Tagay Warshada Ee Soo Saarta Daamurka Wadooyinka.

HARGAYSA(W,N)-Maayarka caasimada Hargaysa oo uu weheliyo xoghayaha dawlada hoose ayaa maanta kormeer kusoo maray warshada dawlada hoose ee soo saartay daamurka lagu sameeyo wadooyinka caasimada taasi oo u taala galbeedka magaalada hargaysa.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version