HARGAYSA(W,N)-Qaarkamid ah haweenka magaalada hargaysa gaar ahaan koonfurta magaalada hargasya ayaa ka hadlay xadhiga marwo sabaax Cadbi oo habeenkii xalay ciidamada boolisku ku xidheen magaalada hargaysa gabadha la xidhay oo ah xaaska siyaasiy ismaaciil hure buubaa.
Sidoo kale haweenka ayaa raali galin ka bixiyay qoraal marwo sabaax ay ku baahisay baraha bulshada kuwaasi oo lidku ah qaranimada Somaliland isagoo sheegay in aanay raali ka ahayn waxyaabahaasi ay baahisay
Dhanka kale haweenkan ayaa xukuumada ka codsaday in marwo sabaax xoriyadeeda loosoo celiyo
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;