WAJAALE NEWS

DAAWO;-Gudida Beesha Bariga Burco Oo Si Kulul Uga Hadlay Xadhiga Gen Doolaal, Fariinta Culus Udiray Madaxwayne Biixi

Burco(W,N)-Gudida beelaha bariga burco  ee beesha habar jecl ayaa kazoo horjeestay xadhiga gen doolaal oo maxkamada ciidanka milatarigu ku xukuntay 2sano oo xadhig

Sidoo kale gudida beelaha bariga burco ayaa fariin culus udiray madaxwaynaha Somaliland

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version