HARGAYSA(W,N)-Ehelada Musharax Shucayb Maxamed Muuse Oo Caawa warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in uu cunto joojin sameeyay islamarkaana ay xaaladiisa caafimaad halis tahay isagoo xanuunsanaya
Sidoo kale Axmed Maxamed Muuse oo ay walaalo yihiin musharax shucayb ayaa sheegay in taliyaha saldhiga dhexe ee uu ku xidhan Yahay Axmed Dacawo Uu udiiday in ay arkaan eheladiisu mudadaa sagaalka cisho ee uu xidhan Yahay taasi oo sobobtay in musharax shucayb cuntada joojiyo kadib markii cadaadis la saaray loona diiday caruurtiisa,xaasaskiisu iyo cidkasta oo U imanaysay in ay usoo galaan.
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;