WAJAALE NEWS

Taliyaha Ciidanka Qaranka JSL Oo Tacsi Udiray Marxuum Gaashanle Cabdirisaaq Xuseen Geedi Oo Ku Geeriyooday Hargaysa.

HARGAYSA(W,N)-Taliyaha ciidanka qaranka Somaliland Sareeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani ayaa ciidamada qaranka iyo qoyskii iyo shacabka Somaliland ka tacsiyadeeyay geerid ku timid Alle Ha,unaxariistee Gaanshale dhexe Cabdirasaaq Xuseen Geedi oo manta ku geeriyooday magaalada Hargaysa

HALKAN KAGA BOGO DHAMBAALKA TACSIDA AH EE TALIYAHA CIIDANKA QARANKA;

 

Exit mobile version