WAJAALE NEWS

Sedex Qof Oo Magaalada Berbera Ugu Geeriyooday Xanuunka Covid19 Iyo Tiradii Ugu Badnayd Ee Laga Helay.

BERBERA(W,N)-Magaalada berbera ayaa waxaa xanuunka coronavirus ugu geeriyooday  sedex qof halka lag  helay xanuunka 161 qof

Maamulka caafimaadka ee gobolka saaxil ayaa ka hadlay xaalada xanuunka ee gobolka iyo kor ukaca uu sameeyay wakhtigan dadka ugeeriyooday iyo kuwa laga helay.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version