HARGAYSA(W,N)-Munaasibad ay xilka kula wareegayeen Hogaanka cusub ee loo doortay ururka qareenada somaliland iyo maamulkii hore ayaa maanta lagu qabtay magaalada hargasya taasi oo si rasmi ah xilkii ula kala wareegeen.
Xaflada Xil wareejinta maamulka cusub ee ururka qareenada ayaa waxaa kazoo qaybgalay agaasimaha guud ee wasaarada cadaalada iyo masuuliyiin kale
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;