WAJAALE NEWS

Gudoomiye Cirro Oo Sheegay Xadhiga Musharixiinta Iyo Cuqaal Ay Xukuumadu Kula Kacday In Ay Carqalad Ku Yihiin Doorashooyinka!

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga wadani cabdiraxmaan cirro oo habeenkii xalay ka qabgalay xaflad lagu shaacinayay musharax gobolka maroodi jeex uga sharaxan golaha wakiilada ayaa sheegay in doorashooynkii ay foolxumo wayn ku hayso talaabooyin ay xukuumadu wado iyadoo xidh xidhay musharixiin iyo cuqaal

Sidoo kale gudoomiye cirro ayaa fariin udiray xukuumada

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version