WAJAALE NEWS

DAAWO;-Musharixiinta Xisbiga Kulmiye Uga Sharaxan Golaha Deegaanka Gabiley Oo Si Shir Deg Deg Ah Isugu Yimid!

GABILEY(W,N)-Musharixiinta xisbiga kulmiye uga sharaxa golaha deegaanka degmada gabiley ayaa manta iskugu shir deg deg ah kaasi oo ay wada qaateen maamulka xisbiga kulmiye ee gobolka gabiley,

Sidoo kale shirkan oo ay goob joog ka ahaayeen 13musharax ee usharaxan golaha degaanka gabiley ayaa lagaga arinsaday arimo cusub oo kusoo kordhan

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version