WAJAALE NEWS

DAAWO;-Gudoomiyaha Degmada Wajaale Oo Shacabka Ugu Baaqay In Ay Qaataan Kaadhka Codbixinta Oo Qaybintiisu Maanta Bilaabantay.

TOG WAJAALE(W,N)-Gudoomiyaha degmada tog wajaale oo gobolka gabiley ayaa Kormeer kusoo maray goobaha degmada ee ay ka socoto kaadh qaadashada codbixiyayaasha,

Sidoo kale gudoomiyaha wajaale ayaa shacabka ku dhaqan deegaanada hoos yimaada degmada ugu baaqay in ay qaataan kaadhka codbixinta oo qaybintiisu manta ka bilaabantay gobolka

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version