WAJAALE NEWS

Xukuumada Somaliland Oo Shaacisay Laba Orodyahay Oo Tartan Caalamiya Kaga Qaybgalaya Dalka Jabuuti.

HARGAYSA(W,N)-Wasaarada ciyaaraha ee somaliland ayaa shaacisay laba orod yahay oo dalka jabuuti kaga qaybgalaya tartan orodada ay oo dalka jabuuti ka dhici doona

Sidoo kale munaasibadan ka hadlay agaasimaha waaxda ciyaaraha ee wasaarada oo faah faahin ka bixiyay ciyaaryahanada ka qaybgalaya tartan caalamiya oo lau qabanayo dalka jabuuti iyo waxyaabihii ay kusoo xuleen ciyaartoygan orodka uga qaybgalaya somaliland.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version