Alle Ha Unaxariisto Waxaa dalka Turkiga ku geeriyooday Xildhibaan Maxamed Cismaan Bulqaas oo ka tirsanaa Golaha Wakiiladda Somaliland, Marxuumka ayaa muddo Xaalad Caafimaad u jiifay Cisbitaal ku yaal Dalka Turkiga.
Xildhibaam Marxuum bulqaas ayaa kamid ahaa mudanayaasha laga soo doorto gobolada bari ee Somaliland isagoo mudo 15sano ah kamid ah xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland
Alle Ha,unaxariisto
Waxaanu ka tacsiyadaynayaa qoyskiisa guud ahaan shacabka Somaliland iyo golaha wakiilada ee uu katirsanaa
INAA LILAAHI WA,INAA ILAHAYHI RAAJUCUUN,