WAJAALE NEWS

Wasiirka Isgaadhsiinta Jsl Oo furay Shir Lagaga Hadlayay Nidaamka Wadaagista Iyo Iswaydaarsiga Xogta Ee Laamaha Dawlada.

HARGAYSA(W,N)-Wasaarada isgaadhsiinta iyo technolajiyada Somaliland ayaa furtay kulan lagaga hadlay nidaamka iswaydaarsiga iyo wadaagista xogta ee laamaha dawlada.

Shirka ayaa furay wasiirka wasaarada isgaadhsiinta iyo Technolajiyada Somaliland Dr Cabdiwali Sheelh cbdilaahi Suufi oo faah faahin ka bixiyay Nidaamkani faa,iidooyinka uu uleeyahay Laamaha dawlada.

Sidoo kale wasiirka isgaadhsiinta ayaa soo bandhigay nidaamka ay laamaha xukuumadu ku wadaagi karaan xogta iyo muhiimada uu leeyahay,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version