HARGAYSA(W,N)-Suldaanka guud ee beelaha subeer awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi suldaan cabdiraxmaan ayaa ka hadlay geerida kutimid suldaankii guud ee beelah asomaliland suldaan maxamed cabdiqaadir oo habeenkii xalay ku geeriyooday hargaysa maantana lagu aasay
Suldaan xasan ayaa tacsi udiray qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay suldaan isagoo ka waramay taariikhdii suldaanku uu ku lahaa dhaqan iyo dhismihii Somaliland.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;