Midowga Musharixiinta Somaliya Oo ka Hadlay Mudo Haraadadii Ka Dhacay Muqdisho Iyo Rasaas Nool Oo Xukumada Farmaajo u Adeegsatay.
Ciidamada dawlada ayaa rasaas toos u adeegsaday dad shacabka oo ay horkacayaan xasan cali khayre iyo cabdiraxmaan cabdi shukuur oo si salmi ah ubanaan baxayay
hadaba musharixiinta madaxwayne ee somaliya ayaa si kulul ucanbaareeyay falkan.