WAJAALE NEWS

Dadwaynaha Xaafada Macalin Haaruun Ee Magaalada Hargaysa Oo Cabasho Ka Muujiyay Shirkada Sompower.

Hargeysa(W,N)-Dadweynaha degmada Axmed Macalin Haarun, ayaa cabasho ka muujiyay shirkadda laydhka ee Somper, waaxdeeda xaafadaasi.

Sidoo kale Dadwaynaha xaafada macalin haaruun ayaa  sheegay  in ay dhib weyn ku qabaan qiiqa mushiinada ka baxaya, iyo guuxa aan habeen iyo maalin damin.

Dhanka kale dadwaynaha ayaa xukuumada ugu baaqay in ay kazoo gaadho dhibaatada y Sompower ku hayso.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version