HARGAYSA(W,N)-Taliska ciidanka booliska somaliland ayaa jawaab ka bixiyay cabashada saxafiyad hoodo garays oo sheegtay in ciidanka booliska ee saldhiga qudhac dheer kula kaceen xadhig iyo jidh dil ay ugaysteen iyada iyo hooyadeed
Afhayeenka ciidanka booliska somaliland gaashaanle sare faysal xiis ayaa faah faahin ka bixiyay sida ay wax dhaceen ee saxafiyad hooda garays ciidanka isku dhaceen
Sidoo kale afhayeenka ciidanka ayaa sheegay in saxafiyada oo gaadhi wadataa ka joogsan wayday ciidanka oo ku amray in ay dib uga joogta saldhiga balse ay ugacan qaaday askarigii.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;