HARGAYSA(W,N)-Musharax Maxamed Somali oo kamid ah barayaasha dalka islamarkaana usharaxan golaha wakiilada gobolka maroodi jeex ayaa manta si rasmi ah ushaaciyay in uu ka sharaxan yahay xisbiga ucid
Sidoo kale Macalin Maxamed Somali ayaa fariin udiray shacab ku dhaqan caasimada iyo guud ahaan ardayda uu macalinku wax soo baray oo uu ka codsaday in ay taageeraan,
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;