GABILEY(W,N)-Maayarka magaalada Gabiley Maxamed Amiin Cumar Cabdi ayaa lalayeeshay waraysi dhinacyo badan taabnaya kaasi oo hordhiciisii aynu halkan idiinku soo gudbin doona
Maayar Maxamed Amiin ayaa wax laga waydiiday musharaxnimadiisa markale ee golaha deegaanka gabiley iyo rajada uu ka qabo in dib loosoo doorta
Sidoo kale Maayar amiin ayaa ka hadlay go,aankii golaha guurtidu ku taabaceen wakhtiga komishanku ucayimay doorashada iyo doorka uu ku leeyahay madaxwayne biixi in ay suurto gasho.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA HORDHACA WARAYSIGAN;