HARGAYSA(W,N)-Gudoomiye kuxigeenka golaha wakiilada somaliand axmed yaasiin sheikh cali ayaanle oo wata boqolaal kamid ah taageeryaashiisa ayaa manta xisbiga wadani usameeyay munaasibad uu kuso dhwaynayo
Sidoo gudoomiye axmedyaasiin ayaa fariimo isbarkan udiray madaxwayne biixi iyo komishanka doorashooyinka asxaabta siyaasada isagoo madxwayne biixi uga digay dhigaysiga casaabad uu sheegay in ay ku xeeran tahay oo dalka halis galin karta
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;