WAJAALE NEWS

Xubnaha Ku Midoobay Ururka Somaliland Jire Oo Ka Hadlay Arimaha Doorashooyinka Jsl Iyo Fariinta Ay Udireen Shacabka.

HARGAYSA(W,N)-Xubnaha ku midoobay ururka Somaliland jire oo iyagu ka hadla ariaha qadiyada Somaliland iyo sidii wax loo tosin lahaa ayaa ka hadlay doorashooyinka inagu soo foole iyo caqabadaha ku xeeran.

Sidoo kale xubnaha ayaa shacabka ugu baaqay in ay doortaan dad waxka qaban kara baahiyaha ay bulshadu tabayso.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version