WAJAALE NEWS

Wasiirka Isgaadhsiinta Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Sobobta Ay Ulaaleen Ruqsadaha Shirkadaha Isgaadhsiinta!.

HARGAYSA(W,N)-Gudida dhaqaalaha ee golaha wakiilada ayaa kulan la qaatay wasiirka awasaarada isgaadhsiinta iyo technolajiyada oo hor yimid gudida golaha

Sdoo kale wasiirka isgaadhsiinta ayaa faah faahin ka bixiyay sobobta ay ulaaleen ruqsadaha shirkadaha isgaadhsiinta

Dhanka kale gudoomiye kuxigeenka gudida dhaqaalaha ayaa ka hadlay kulanka ay la yeesheen wasiirka iyo arimaha ay kala hadleen.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version