GAROOWE(W,N)-Shirka Madasha dood wadaaga oo ay soo qaban qaabisay Hergate kaasi oo ay madaxda siyaasada somaliya shir dhowr maalmood socday ay ugu qabatay magaalada garoore ee maamulka goboleedka Punthland ayaa kazoo gabo gabeeyay kaasi oo aga soo saaray warmurtiyeedka
HALKAN KAGA BOGO WAR MURTIYEEDKA KASOO BAXAY OO FAAH FAAHSAN’