WAJAALE NEWS

Somaliland Iyo Itoobiya Oo Shir Arimaha Maalgashiga Ahi Uga furmay Magaalada Hargaysa Iyo Qodobada Kazoo Baxay!

HARGAYSA(W,N)-Wafti ka socday dawlad deegaanka somalida itoobiya iyowasiiro xukuumada somalilland katirsan ayaa shir uga furmay magaalada hargaysa.

Sidoo kale shirkan labada dal ayaa wxaa kaqaybgalay Rugta Ganacsiga Somaliland iyo xubno ganacsato ah.

Shirkan ayaa lagaga wada hadlay arimaha maalgashiga labada dal.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version