|
|||||
WAJAALE NEWS
Siyaasi Faarax Macalin Oo Eedo Culus Ujeediyay Madaxwaynaha Dalka Jabuuti.
January 1, 2021 - Written by Editor:Nairobi (W.N)- Siyaasi Faarax Macallin Oo Hore usoo noqdey Guddoomiyaha aqlabiyadda Baarlamaanka ee dalka Kenya ayaa eedaymo kulul u jeediyay Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo uu sheegay in uu kazoo horjeedo somaliya oo dawlad cagaheeda isku taagta noqota Sidoo kale, Siyaasi Faarax Macallin ayaa nasiib daro weyn uu ku tilmaamay in Madaxweyne Geelle uu Jabuuti u ka dhiga mid qoyskiisu Xukumo Siyaasi Faarax Macalin ayaa sidaa ku sheegay qoraal uu ku baahiyay barta uu ku leeyahay Tuwetarka HALKAGAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;
Related posts:Xeer Ilaalliyaha Guud ee Gobolka Hargeysa oo Sheegay in uu Joojiyey Baadhista Dacwad uu Guddoomiyaha... Wasiiro ka Socda Xukuumadda Somaliland Oo Dhagax Dhigay Dhismaha Maxkamada iyo Qaybta Booliska Ee Go... Xukuumada Somaliland Oo Jawaab Kulul Ka Bixisay Hadal Kasoo Yeedhay Wakiilka Qaramada Midoobay Ufadh... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|