Dab khasaare xoogan gaystay oo ka kacay hawdka dalka Australia iyo kumaan qof oo ka barakacay saameynta dabkaasi | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dab khasaare xoogan gaystay oo ka kacay hawdka dalka Australia iyo kumaan qof oo ka barakacay saameynta dabkaasi
January 16, 2014 - Written by Wariye:

Australia(Wajaale News):-Gobolada Koonfureed ee dalka Australia ayaa lagu soo waramaya in ay haatan ka jiraan xaalado adag iyadoo ay soconayaan Dab xoogaan oo dhowr cisho kahor ka dhex kacay Hawdka dalkaasi Australia.

Dabkaan ayaa la sheegaya in ay ku barakaceen kumanaan Qoys oo iyagu degaan ku ahaa Goobaha ay ka qarxeen dabka walow ay jiraan khasaare baahsan oo soo gaaray Hooyga ay daganaayeen dadka barakacay.