WAJAALE NEWS

DAAWO;-Qareeno Ka Hadlay Dacwad Ay Diideen Maxkamadaha Somaliland Inay ka Garnaqaan Iyo faro Galinta Ay Garsoorka Ku Hayaan Wasiirada Xukuumadu.

HARGAYSA(W,N)-Qareenada xafiiska tawfiiq ee ka hawlgala somaliland ayaa ka hadlay dacwad ay wasaarada gaadiidka kasoo gudbiyeen ururka gaadiidlayda ee tawfiiq oo ay dideen in ay ka garnaqaan maxkamadaha somaliland gaar ahaan maxkamada berbera

Sidoo kale qareenada ayaa soo bandhigay faro galinta ay garsoorka dalka ku hayaan qarkamid ah wasiirada xukuumada

Dhanka kale qareenada ayaa baaq culus udiray madaxwaynaha Somaliland.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version