HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha baanka dhexe ee Somaliland oo ay weheliyaan masuuliyiin kale oo katirsan baanka iyo xubno ka socday wasaarada shaqo galinta iyo arimaha bulshada ayaa si rasmi ah ushaqaalaysiiyay gabadh yar oo dhawaan baraha bulshada lagu faafiyay iyadoo gabdhii ay ushaqaynaysay tacadi kula kacayso.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;